U bood dhigaalka

Akhriso: Magacyada Guddi Aqalka Sare U Saaray Weerarkii Qeybdiid

Sheeko:Dalka

Golaha aqalka sare oo maanta kulmay ayaa guddi ka kooban shan xibnood waxaa ay u xil saareen weerarkii lagu qaaday guriga Cabdi Xasan Cawaale Qebdiid 30 bishii December ee sanadkii 2017.

Goobjoog News waxaa ay u soo gudbineysaa akhristiyaasheeda magacyada xubnaha guddiga waxaa ayna kala yihiin:

1 . Maxamed Amiin  guddoomiye.

2 . Axmed Xaashi Maxamed  guddoomiye ku -xigeen.

  1. Cabdirisaaq Axmed- xubin.
  2. Cabdullahi Sheekh Cusmaan Fartaag -xubin.

5 . Cabdullahi Cabdi Garruun- xubin.

Goobjoog News