U bood dhigaalka

Aaden Barre Ducaale oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale.

Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee baarlamaanka waxaa loo dhiibay Xildhibaan kasoo jeeda Kipipiri Mr. Amos Kimunya.

Goobjoog News