Abiy Oo Magacaabay 20 Wasiir oo 10 Haween Yihiin, Gashaandhigga ayaa ka mid ah

Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa waxaa uu magacaabay gole wasiirro oo ka kooban 20, 10 ka mid ah waa haween.
Haweenka uu Abiye Axmed u magacaabay golahiisa wasiirada waxaa ka mid ah Ca’isha Mohamed Muse oo loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhiga Ethiopia, waxaa kale oo haweenka la siiyey wasaaradaha dhaqaalaha, nabadda, Ganacsiga iyo Warshadaha iyo wasaarado kale.
Golaha shacabka dalkaasi ayaa maanta si aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumadda cusub uu R/wasaaruhu magacaabay.
Halkan hoose ka aqriso golaha wasiirada cusub ee dalka Ethiopia.
- Wasiirka Nabadda — Mrs Mulietat Kamil
- Wasiirka Gaashaandhigga —Aaliha Muhammad
- Wasiirka Maaliyadda — Ahmed Shide
- Wasiirka Arrimaha Dibadda — Dr. Geeljeex
- Wasiirka Beeraha Mudane Cumar Xuseen
- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha – Mrs. Fetel Walte
- Wasiirka Dhaqaalaha —– Mrs. Dawanne Herbie
- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tiknoolajiyadda — Dr. Getahun Mekuria
- Wasiirka Gaadiidka —— Mrs. Dagmominthew Patrick
- Wasiirka Horumarinta & dhismaha magaalooyinka —– Mr. Janet Braye
- Biyaha, waraabka iyo warshadaha tamarta —– Sileshi Bekele
- Wasiirka Waxbarashada —— Dr. Tilaye Gete
- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta —— Dr. Samuel Hurco
- Sarkaalka Golaha Guud —– Berhanu Tsegaye
- Wasiirka Caafimaadka—— Dr. Amir Aman
- Sayniska iyo Waxbarashada Sare: Mr. Hirut Woldemamar
- Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarada, Mrs. Woizam Taye Asfaw
- Wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Mr. Mulugeta Tesfaye
- Wasiirka Dhaqanka Mudane—- Dr. Hirut Kassa
- Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta iyo Horumarinta Fitsem Assefa
Goobjoog News
You have made some good points there. I checked on the net for additional information about the issue
and found most people will go along with your views on this site.
viagra 100mg
cheapest cialis online uk viagra sale vegas ambien cialis eteamz.active.com generic link order
Mvthsg erjwrf How to get some viagra discount cialis
Wfyrin qixmlx Generic viagra us cheap cialis online
Mcmqzs zdfwdx viagra pfizer cheap cialis