U bood dhigaalka

Meydka Abwaan Cali Sugalle Cigaal Oo Maanta Lagu Aasayo Magaalada Hargeysa

Sheeko:Dalka

Allaha u naxariistee Meydka Abwaan Cali Sugalle Cigaal oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Meydka Marxuumka ayaa saaka la keenay magaalada Hargeysa sida uu soo sheegayo wariyaheen Cumar Serbia oo halkaasi ku sugan.

Gelinka Dambe ee maanta ayaa la filayaa in lagu aaso khabuuro ku yaalla magaalada Hargeysa.

Riix halkaan si aad u akhrisato taariikhda Abwaanka

Goobjoog News