U bood dhigaalka

Abwaan Hadraawi oo Maanta Hargeysa Aas Loogu Sameeyay

Sheeko:Amniga

Allah unaxariistee waxaa galabta magaalada Hargeysa xabaalaha ku yaalla ee Baciiq lagu aasay Abwaankii weyne Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, kaas oo shalay ku geeriyooday Isbitaalka guud ee magaalada oo lagu baxnaaninayay.

Madaxda ugu sareysa Somaliland sida madaxweyne Biixi iyo ku-xigeenka, Culilaaudiinka , madax kale oo ka soctay dalka  Jabuuti  iyo bulshada qeybaheeda kale duwan ayaa ka qeyb galay aaska qaran ee loo sameeyay Abwaan Hadraawi.

Allah unaxariistee marxuumka ayaa magaalada Burco ee Togtheer ku dhashay sanadkii 1943-kii, waxaana muddoonkii dambe uu ku noolaa halkaas, ka hor inta aan la dhigin isbitaalka guud ee Hargeysa uu shalay ku geeriyooday.

May be an image of 8 people, people standing and outdoorsMay be an image of 8 people, people standing and outdoorsMay be an image of 10 people, people standing and skyMay be an image of 11 people, people standing and outdoorsMay be an image of 1 person, standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 2 people and people standingMay be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of 9 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 11 people, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing, sky and crowd

May be an image of 7 people, people standing and outdoors

May be an image of 1 person and outdoorsMay be an image of 4 people and people standingMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsGoobjoog News