U bood dhigaalka

Adis Ababa: Midowga Afrika oo  Maanta Kulan Degdeg ah Ka Leh Doorashada Soomaaliya

Sheeko:Amniga

Golaha Amniga iyo nabadda midowga Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu shir degdeg ah ka yeesho arrimaha doorashada ee Soomaaliya.

Kulankan oo ku yimid soo jeedinta golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa lagu dejin doonaan qorshaha wada haddallada u dhaxeeya maamulka Farmaajo iyo kooxaha diidan muddo kordhinta.

Warar qaar ayaa sheegaya in midowga Afrika uu arrinta xal u helidda Soomaaliya uu u magacaabi doono ergay u gaar ah kaasi oo isu keena labada dhinac.

Goobjoog News