U bood dhigaalka

Adis Ababa: Qarax Lala Eegtay Dibad-bax uu Ka Khudbeynayey Ra’isul Wasaare Abiy Axmed

Sheeko:Dalka

Waxaa goordhow uu qarax xooggan ka dhacay caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa, waxaana la sheegayaa in lala eegtay dibad-bax ay wadeen taageerayaasha ra’isul wasaare Abiy Axmed.

Qaraxa waxaa uu dhacay iyada uu ra’isul wasaaraha Abiy Khudbeeyay, ciidamada ammaanka ayaana Abiy goobta kala cararay.

Abiy Axmed ayaa ra’isul wasaare noqday kadib markii uu is-casilay ra’isu wasaarihii hore Hailemariam Desalegn.

Goobjoog News