U bood dhigaalka

AFRICOM oo duqayn ka fulisay Gobolka Jubbada Hoose

Sheeko:Amniga

Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda afriaka ayaa faahfaahin ka bixiyay duqayn dhinaca cirka ah oo ay ka fuliyeen deegaan hoostaga gobalka Jubbada Hoose.

Bayaan ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in ciidamada maraykanka oo kaa shanaya saaxiibadooda Soomaaliya ay duqayn dhanka cirka ah ka fuliyeen fariisimo ay ururka alshabaab ku lahaayeen agagaarka deegaanka Libikuus oo ka tirsan gobalka Jubbada Hoose.

Weerarka ayaa lagu dilay xubin ka tirsan ururka alshabaab, waxaana AFRICOM ay sheegtay in ay xaqiijiyeen in weerarka aysan waxyeello ka soo gaarin dad shacab ah.

Hoos ka akhriso qoraalka AFRICOM