AFRICOM: Waxaan Dilnay Xubno Al-shabaab

Taliska ciidanka Maraykanka ee qaaradda Africa ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn ay ka fuliyeen deegaanka Huuley ee gobolka Shabellaha Hoose.

Qoraal kooban oo kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntaasi a ahayd mid qorsheysan islamarkaana lagu dilay Labo ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab.

AFRICOM ma aanay sheegin in xubnahan ay duqeynta ku dileen ahaayene saraakiil sar-sare oo Al-shabaab ah iyo in kale.
Sidoo kale, AFRICOM waxa ay sheegtay in weerarkaasi aanay waxyeello kasoo gaarin dad shacab ah.
Dowladda Maraykanka ayaa DFS ka caawisa howlgallada ka dhanka ah Xarakada A-shabaab.
Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW