U bood dhigaalka

Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo Hawlaha Wasaaradda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga.

Sheeko:Amniga

Agaasimaha Waaxda ICT mudane Mowlid Daqaf ayaa dib u nashqadeey Apps uu isticamaalo Wasaaradda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga, asagoo ku soo daray Features cusub muhiimna u ha Shaqada Xafiisyadda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga.

Agaasimaha Waaxda ICT ayaa juhdi badan galiyay Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga siday shaqada Wasaarada u wanaagsanaa lahayd hay’adaha kalana ugu dayan laheyeen. Mudane Mowlid Daqaf ayaa u mahadceliyay Madaxda Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga.

Mudane Mowlid Daqaf ayaa u taagan sidii loo hor marin lahaa Hawalaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga asagoona tiir dhaxaad u ah Hormarada ay gaarto Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga.

Goobjoog News