Agaasime Cumar Guure “Way Mahadsanyihiin Madaxda Iyo Bulshada Reer Gaalkacyo”

Maamulka Degmada Gaalackyo iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa kulan soo dhaweyn ah magaalada Gaalkacyo ugu sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Galmudug mudane Cumar Guure oo mudo ka badan bil caasimada Muqdisho u joogay howlo shaqo,isagoo gacanta ku hayay qorshaha horomarinta iyo guulaha ay kooxda Galmudug ka gaartay tartanka kubbadda cagta Maamul … Continue reading Agaasime Cumar Guure “Way Mahadsanyihiin Madaxda Iyo Bulshada Reer Gaalkacyo”