U bood dhigaalka

Agaasimihii Laanta Duulinta Rayidka oo Xilkiisii Iska Casiley

Sheeko:Dalka

Warqad kasoo baxday xafiiska Laanta Duulista Rayidka ah ee Hawada Sare ayaa lagu sheegey in sii hayaha xilka agaasimaha uu iska casiley mudane Maxamuud Faarax Cigaal.

Sida ku qoran nuqul ka mid ah warqadda waxa uu agaasimaha sheegey in uu si weyn oga madax jabanyahay dhaqanka hey’adda Qaramada Midoobey ee maamuleysey hawada Soomaaliya oo uu ku eedeeyey in ay madaxa isu galisey Soomaalida, islamarkaasina ay wali soo wareejin la’dahay maamulka hawada inkasta oo heshiisyo badan la saxiixay.

Waxa kale oo uu agaasimaha ka cawdey farogalin wasaaradda duulista hawada oo uu ku eedeeyey in meesha ka saartay xiriirkii kala dhaxeeyey, islamarkaasina si gaar ah ola xiriirka hey’ada ICAO ee Qaramada Midoobey.

Waxyaabaha wasaaradda iyo laantan isku heystaan waxaa ka mid ah madaxbanaanida laantani oo uu agaasimaha qabo in ay ka madaxbanaan

Goobjoog News