U bood dhigaalka

Agaasimihii Xafiiska Immigration-ka ee qeybta Baasaboorada Muqdisho oo La Dhaawacay

Sheeko:Dalka

C/llaahi Maxamuud Cosoble oo ka tirsan Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayey maanta dabley ku dhaawaceen xaafadda Hodan.
Wararka ayaa sheegaya in dableyda oo gaari wadatay ay rasaas ku fureen gaari uu watay Sarkaalkan oo la sheegay inuu ahaa Agaasimihii Xafiiska Immigration-ka ee qeybta Baasaboorada Muqdisho.
Agaasimaha oo lagu dhaawacay agagaarka xaafada Siigaale Dhaawaca ayaa la dhigay Isbitaal Madiina, waxaana la sheegayaa in dhaawaciisa uu yahay mid fudud.

Immigration-ka Soomaaliya waxaa uu si KMG ah u degan yahay guriga shaqaalaha ee ku yaalo degmada Hodan.
Wixii warar ah kala soco www.wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com