U bood dhigaalka

Ahlu Sunna oo Qaadacday Guddiga Farsamada Doorashada Galmudug

Sheeko:Baarlamaanka

Maamulka Ahlu Sunna ayaa qaadacay guddiga farsamada ee dowladda federaalka ay u soo magacaawday dhismaha iyo qaban qaabinta doorashooyin Baarlamaanka iyo madaxweynaha ee dowlad gobaleedka Galmudug.

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska  madaxa Xukuumadda dowlad gobaleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in hannaanka dowladdu ay guddigan u magacaawday uu yahay mid Khilaafsan heshiiskii dhex maray dowladda federaalka ah, dowlad gobaleedka Galmudug iyo xataa dastuurka federaalka ah iyo midka Galmudug

Haddaba Akhriso:

Goobjoog News