U bood dhigaalka

Ahlusuno Oo Lawareegtay Degmada Matabaan

Sheeko:Amniga

Kooxda Ahlu sunna ayaa la wareegtay degmada Matabaan, ilo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijyey in ciidamo ka tirsan kooxda ay qabsadeen Matalaan ee Hiiraan, taasi oo timid gadood ay sameeyeen dad uu ka mid yahay taliye ku xigeenka booiska degmada Mataban Cabdullahi Aadan.

 

Arintan aya kuso aadaysa iyadoo goorsii horeysay oo maanta ah ay magaalada gurceel gudaha ugaleen Ciidamo daacad u ah sheekh shaakir.

 

GOOBJOOG NEWS.