U bood dhigaalka

Akhriso: 21-ka Dal ee Ku-xigeennada Loogu Doortay Kalfadhiga 75-aad ee Jimciyadda QM

Sheeko:Amniga

Kalfadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobey ayaa loo doortay in 21 dal oo ay Soomaaliya ku jirto ku xigeenno ka noqdaan.

Akhriso Magacyada:

 

Dalalka Africa

Cameroon,Eswatini, Libya, Mali, Somalia iyoTogo

Dalalka Asia-Pacific .

Afghanistan,Jordan ,Lebanon ,Palau iyoTurkmenistan

Dalka Eastern European

Albania

Dalalka Latin American & Caribbean Grenada Paraguay iyo Peru

Dalka Western European and Other  Monaco

Goobjoog News