Akhriso: 7-da Dal Ee Afrikaanka Ah Ee Laga Helay Kiiska Caabuqa Coronavirus

Ururka midowga Afrika oo soo saaray qoraal ayaa waxa ay si rasmi ah u sheegeen tirade dalalka afrikaanka ah ee laga helay caabuqa Coronavirus ee markii hore ka dilaacay dalka Shiinaha.

Warmurtiyeed ay soo saareen midowga Afrika ayaa waxa ay ku shaaciyeen in 7 dal oo afrikaan laga helay kiiskan waxa ayna kala yihiin waddamadaasi Algeria, Nigeria, Egypt, Morocco, Senegal iyo Tunusia.

Sidoo kale midowga ayaa diray baaq ah in dalalka kale ay muujiyaan feejignaan ku aadan sidii looga hortagi lahaa cabuqan faraha ba’an ku haya caalamka.

Cudurkan ayaa waxa uu saameyn balaaran ku yeeshan caalamka, waxaa la tilmaamay in dad kumanaana ay u geeriyoodeen cudurkasi.

Halkan ka akhriso dalalka Afrika ee laga helay kiiska Coronavirus

Goobjoog News

Related Articles

17 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW