• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Wednesday, April 21, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    Deg Deg Madaafic Ku Dhacday  Agagaarka Madaxtooyada

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

    Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

    Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro

    Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

    Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida

    Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay

  • Warbixinno

    Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika

    Felix oo aan Caddeyn Go’aankiisa Muddo Kordhinta Farmaajo, Akhriso Hummaagga Safarka Kinshasa!

    Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!

    Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo

    Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

    Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

    Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

    Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

    Trending Tags

    • Ammaanka

      Golaha Ammaanka oo La Filayo Maanta inuu Diido Muddo Kordhinta Farmaajo

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Akhriso: 77-sano Guuradii Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Taariikhdooda

      December 20, 2020
      in amaanka, Banaadir, Galmudug, Gobalada, Hirshabeelle, Jubaland, K/Galbeed, Puntland, Wararka Dalka
      Reading Time: 3 mins read
      Akhriso: 77-sano Guuradii Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Taariikhdooda
      Share on FacebookShare on Twitter

      Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 77-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed  oo beegneyd December 20, 1943-dii, markaas oo la unkay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

      Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog News u xaqiijiyay General Jamac Maxamed Qalib oo horay u soo noqday taliyaha Booliiska Soomaaliyeed.

      Gumeystayaashii reer Yurub ayaa dhisay Ciidan Booliis Soomaaliyeed ah sanadkii 1848-dii, Waxaana si rasmi ah loo daahfuray sanadkii 1927, xiligaas oo ay heleen Tababaro iyo aqoon dheeraad ah, waxaa loo aqoon jiray Magacyo ay ka mid yihiin Ciidankii Owrta, Ciidankii Xeebta iyo Talyaaniga oo dhihi jiray Sabatiye.

      Dagaalkii Labaad ee Aduunka 1941, waxaa dalkeena la wareegay Ingiriiska, oo waatii laga adkaaday gumeystihii Talyaaniga ee Fajistaha ahaa, dalka oo dhan waxaa qabsaday gumeystaha Ingiriiska, 10kii sano uu Ingiriiska dalka heystay waxaa loo yaqaanay Booliiska Soomaaliyeed Chermarmie.

      1958: Ra’isul wasaarihii xukuumadii Daakhiliyada Cabdulahi Ciise Maxamud ayaa markii ugu horeysay waxaa uu Booliiska Soomaaliyeed Madax uga dhigay Shakhsi Soomaali ah kaas oo ahaa Maxamed Abshir, isagoo noqday Taliyihii ugu horeeyay oo Soomaali ah uu yeesho Booliiska Soomaaliyeed.

      Sanadii 1960kii markii xuriyadda la qaatay waxaa dalka laga hirgaliyay Booliis rasmi ah, waxaa la isku daray Booliiskii Waqooyi iyo Midkii Koofureed, waxaa tiradiisa lagu sheegaa in uu ka koobnaa ilaa 3700 askari.

      1961-dii waxaa markii ugu horeysey la abuurey unugta haweenka ee booliska Soomaaliyeed, kuwaasi oo u xilsaarnaa baarista dumarka dambiyada gala ama laga galo iyo wax alaale wixii dumarka iyo dambiyada la xiriira.

      Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa waxyaabaha ay u xilsaarnaayeen waxaa ka mid ah ama qeybaha ay ka koobnaayeen kuwa Roondada, nabadgalyadda waddooyinka, baarista dambiyada, xogdoonka, iyo waliba la dagaalanka falaagonimada.

      October 21, 1969-kii Markii Jaalle Maxamed Siyaad uu dalka Inqilaab ku qabsaday waxaa uu sameeyay maalin u gaar ah Booliiska isagoo Taariikhda dib ugu celiyay aasaaskii SYL, waxaa uu Maalinta Booliiska ka dhigay December 20, 1943-dii, lama oga sababta uu go’aankaas u qaatay iyadoo Booliiska uu xiligaas ka hore jiray ama dhisnaa sida aan soo sheegnay.

      Sanadii 1971-dii ayaa waxaa la abuurey qeybta dab-damiska oo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed, waxaana lagu bilaabay 51 askari oo kaliya.

      Dalkeena waxaa uu lahaa goobo Tababar sida Iskoole Bolisia ama Akaademiyadda Booliiska, waxaa tababaro lagu siin jiray dhamaan qeybaha kala duwan ee Booliiska.

      Wixii ka horeeyay 1991kii iyo burburkii dowladdii Jaalle Siyaad, waxaa Booliiska Madax ka noqday Shakhsiyaad caan ah oo Soomaali ah sida: Maxamed Abshir, Qoorsheel, Xuseen Kulmiye, Gen. Jamac Maxamed Qalib, Cabdulahi Maxamed Xasan(Matukade), Aden Cabdi Kukay, Axmed Jamac Muse iyo Cabdiraxman Guulwade.

      Burburkii Qarannimo 1991-kii,  ciidamada booliska Soomaaliyeed waxa ay u burbureen si la mid ah qeybihii kale ee dowladda Soomaaliya ka koobneyd, balse horaantii qarniga 21-aad ayaa dib loo asaasay ciidanka.

      Markii magaalada Carta ee dalka Jabuuti lagu soo doortey madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xassan sanadkii 2000 ayaa waxa uu Cabdiqaasim taliyaha booliiska Soomalaiyeed u magacaabay Muumin kadibna General Cabdi Cawaale Qeybdiid, waxaana dib loo asaasay ciidamadii booliska Soomaaliyeed oo markaasi 10 sano aanan hawlgalin.

      Dowladdii Carte  wixii ka dambeeyay Booliiska waxaa ay ka mid ahaayeen ciidamada ay sheegato dowlad walbo oo timaada, Lakin waxaa su’aalo badan ka jiraan waxqabadkooda iyo sababta keentay tayo la’aanta ciidanka Booliiska, waxaana ciidanku uu kala leeyahay hoggaanno kala duwan, kuwaas oo dhammaantood hoostaga taliska Booliiska.

      Hoggaamada Ciidamada Boliiska

      1-Hoggaanka   Maaliyadda

      2-Hoggaanka   Saadka

      3-Hoggaanka   Tababarada

      4-Hoggaanka   Dab damiska.

      5-Hoggaanka   Caafimaadka

      6-Hoggaanka   Isgaarsiinta

      7-Hoggaanka   Dhismaha

      8-Hoggaanka   Gaadiidka

      9-Hoggaanka   Nabad-sugidda

      10-Hoggaanka  Ciidanka

      11- Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha.

      12- Hoggaanka barista dembiyada .

      13-Hoggaanka  Ilaalinta waddooyinka

      14-Hoggaanka  Dib u dhiska ciidanka

      Maanta Booliiska malaha wada shaqeyn dhexdooda ah, waxaa dalka hesta gawaari Taargo la’aanta ah oo aan la aqoon meel loogu hagaago, amni darro, Tabarbarada Booliiska waxaa bixiyo dalal daris ah iyo kuwoo shisheeye oo intooda badan aan rabin nabadda, xitaa Dicepiline Booliiska iyo la dhaqankooda shacabka dhib badan ayaa ka jira, booliiska ma heystaan kalsoonida Muwaadinka Soomaaliyeed

      Dhanka kale Maanta waa Maalinta Booliiska, waxaa ay dhigi doonaan xaflado waaweyn, isagoo ubaxyo sita, qoslaya,u heesaya madaxda hortooda fadhida, una garaacaya Bambeyda, Lakin waxaa jira xaqiiq madaxda iska indho tiraan, Booliiska waxaa heysta daryeel la’aan, Mushaar la’aan iyo xuquuqdooda oo aanany dowladda Mas’uuliyad iska saarin, lamana oga goorta Soomaaliya yeelan doonto Ciidamo Booliiska oo dhinac walbo ka dhameystiran?

      W/D: Cabdi Caziz Gurbiye.

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Banaadir vs Galmudug oo Foodda Isdaraya Koobkaan Sidaa Loogu Kala Guuleystay

      Next Post

      Falanqeyn Ku Saabsan Furitaanka Tartanka Maamul Goboleedyada 2020

      WARAR DHEERAAD AH

      Deg Deg Madaafic Ku Dhacday  Agagaarka Madaxtooyada
      amaanka

      April 21, 2021
      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo
      amaanka

      Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

      April 21, 2021
      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey
      amaanka

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      April 21, 2021
      Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro
      amaanka

      Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

      April 21, 2021
      Madaxweynaha 9-aad

      Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida

      April 20, 2021
      Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay
      Wararka Dalka

      Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay

      April 20, 2021
      Load More
      Next Post
      Falanqeyn Ku Saabsan Furitaanka Tartanka Maamul Goboleedyada 2020

      Falanqeyn Ku Saabsan Furitaanka Tartanka Maamul Goboleedyada 2020

      Weriyeyaal Ka Cabanaya Jirdil, Xarig iyo Cabsigelin Ay Hey’adaha DF Kala Kulmaan Xilliga Dibadbaxyada

      Weriyeyaal Ka Cabanaya Jirdil, Xarig iyo Cabsigelin Ay Hey'adaha DF Kala Kulmaan Xilliga Dibadbaxyada

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo
      amaanka

      Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

      April 21, 2021

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo...

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      April 21, 2021
      Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro

      Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

      April 21, 2021
      Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika

      Felix oo aan Caddeyn Go’aankiisa Muddo Kordhinta Farmaajo, Akhriso Hummaagga Safarka Kinshasa!

      April 20, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Deg Deg Madaafic Ku Dhacday  Agagaarka Madaxtooyada

      Deg Deg Madaafic Ku Dhacday Agagaarka Madaxtooyada

      April 21, 2021
      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

      Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

      April 21, 2021
      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      April 21, 2021
      Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro

      Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

      April 21, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 449,927 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW