U bood dhigaalka

Akhriso: Ajendeyaasha Shir Sanadeedka Machadka Heritage.

Sheeko:Amniga

Magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa maanta ka furmay shir aqoon is weeydaarsi oo sanadla ah , kaas oo ay soo qaban qaabisay machadka daraasadaha siyaasadda ee Heritage.

 

Shirkan ayaa waxaa  ka qeeyb galayo gudoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi, madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland, Xubna ka tirsan midawga Musharixiinta xilka Madaxweynanimo , xildhibaano iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah.

 

Madashaan ayaa sanadkan waxaa looga hadlaya ajendayaal dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

1: Xasilnta amniga

2: Qabashada Doorasho qof iyo cod 2025

3: Dhameystirka Dastuurka KMG ag

Iyo Yagyeelidda nidaam federaal oo shaqeynaya.