U bood dhigaalka

Akhriso: Booqashada ay Muqdisho Ku Imaanayaan Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika

Sheeko:Amniga

Waxaa la filayaa in todobaadkan in Muqdisho soo gaaro wafdi ka socda Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika.

Wafdigan uu hoggaaminayo guddoomiyaha bishan November ee Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, iyaga kusoo aadan 8-10-ka November 2021-ka.

Wararka ayaa sheegaya in ay golaha la kulmidoonaan madaxda dowladda, dowlad goboleedyada iyo qeybaha kale ee bulshada oo ay ku jiraan bulshada rayidka ah.

Goobjoog News