U bood dhigaalka

Akhriso: Dil iyo Dhaawac ka dhacay Gobolka Mudug

Sheeko:Amniga

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacayo ee xarunta gobalka Mudug dhinaca Puntland.

Dilka ayaa loo gaystay wiil dhalinyaro oo kamid ah dhalinyarada magaalada, waxaana wararka ay sheegayaan in dilka wiilka ay geeysteen ciidamada ka tirsan kuwa dowaldda oo howlgallo qorsheyn ka fulinyay gudaha magaalada.

Allaah u naxariiste marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cirro Xaaji Cali, waxaana uu u geeriyooday rasaas gaartay jirkiisa.

Dhinaca kale isla gudaha magaalada Gaalkacayo ee waxaa xalay kooxa hubaysanay dhaawaca dhanka madaxa ah ay ugu gaysteen madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ee gobalka Mudug.

Mas’uulka la dhaawacay ayaa lagu magacaaba Cilmi Cali Guuleed, waxaana dhaawac u gaystay kooxa la sheegay in ay ku hubaysnaayeen biskoolado.

Sikastaba xaaladda amni ee magaalada xarunta ah u ah gobalka Mudug, ayaa

Goobjoog News