Akhriso: Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Baydhabo

Waxaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan qarax maanta ka dhacay duleedka magalada Baydhabo, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan soo gaaray dad shacaba ah.

Qaraxa ayaa ahaa miinada dhulka lagu aasyo ayaa waxaa la geliyey maqaayad laga cunteeyo oo ku taallo meel aan ka fogeyn Koontrool ay deganaayeen ciidamo ka tirsan  booliska Baydhabo.

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, halka uu dhaawac kala duwan uu soo gaaray lix kale, kuwaas oo la gaarsiiyey goobaha caafimaadka.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW