U bood dhigaalka

Akhriso: Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal iyo Gacanyareyaasha Farmaajo

Sheeko:Amniga

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa ku dhawaaqay liis lagu sheegay guddi maamulka doorashada dadban ee heer federaal oo gaaraya 25 xubin.

Liiskan waxaa ku jiray qaar ka shaqeeyey ama hadda ka shaqeeya hey’adaha dowladaha ee heer federaal ama heer dowlad goboleed.

Akhriso:

  1. Cabdiweli Maxamuud Cilmi
  2. Maxamed Xassan Maxamed
  3. Mahad Dheere Xaashi
  4. Mowliid Mataan Salaad
  5. Faadumo Maxamed Cabdullaahi
  6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
  7. Caasho Abuukar Qaasim
  8. Madiina Adan Malaboow
  9. Cabdinuur Maxamed Axmed
  10. Saciido Maxamed Muscid
  11. Maxamed Aadan Cusmaan
  12. Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
  13. Axmed Maxamed Ducaale
  14. Caydaruus Saalax Yuusuf
  15. Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
  16. Liban Abukar Osman.
  17. Yusuf Mohamed Kheyr
  18. Muse Geelle Yusuf
  19. Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
  20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
  21. Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
  22. Liibaan Axmed Xasan
  23. Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
  24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
  25. Maxamed Maxamuud Caddow

Goobjoog News