U bood dhigaalka

Akhriso: Khasaaro Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax maanta galinkii dambe ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, gaar ahaan agagaarka Xero Nacnac.
Qarax oo la sheegay inuu fuliyey qof sitay Jaakad ayaa isku dhex qarxiyey maqaayad lagu Shaaho oo kasoo horjeeda xerada, waxaana uu geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyey 4 ruux ayaa geeriyoootay halka in kabadan 10 qof oo kale uu ka soo gaaray  dhaawac, sida ay xaqiijiyeen laamaha amniga, waxaana sidoo kale burbur uu soo gaaray dhismaha maqaayadii qaraxa uu ka dhacay.
Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax maanta galinkii dambe ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, gaar ahaan meel aan ka fogeyn Xero Nacnac.
Qarax oo la sheegay inuu fuliyey qof sitay Jaakad ayaa isku dhex qarxiyey maqaayad lagu Shaaho oo kasoo horjeeda xerada, waxaana uu geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyey 4 ruux ayaa geeriyoootay ku dhowaad 10 kale waxaa soo gaaray dhaawacyo, sida ay xaqiijiyeen laamaha amniga, waxaana sidoo kale burbur uu soo gaaray dhismaha maqaayadii qaraxa uu ka dhacay.

Goobjoog News