U bood dhigaalka

Akhriso: Magacyada 20 Musharrax Madaxaweyne ee Haysta Baasaborrada Dalalka Shisheeye

Sheeko:Dalka

Musharraxiinta u tartameysa doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee ka kooban 24 xubnood ayaa 20 ka mid ah ay haystaan baasaaboorka dalal kale oo ay muwaadiniintooda ka tirsan yihiin.

Hadaba Goobjoog News oo isku hawshay iney ogaato jinsiyadaha iyo wadamada kale oo ay musharraxiintu haystaan baasaaboorkooda, ayaan halkan hoose idinku soo gudbineynaa magacyadooda:

Magacyada Musharraxiinta iyo Waddama Labaad oo ay Ka Tirsan Yihiin:

musharrax madaxweyne 2 musharraxiinta madaxweyne 1

Goobjoog News