Akhriso: Natiijada Baaritaanka Dhacdadii Xabsiga Dhexe Oo Lasoo Saaray.

Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii  August 1o ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan ay maanta la yeesheen sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, waxay kusoo bandhigeen warbixin ku saabsan natiijadii usoo baxday baaritaankii ay sameeyeen. Guddiga ayaa intii ay baaritaanka wadeen waxay ogaadeen in August 08, 2020 … Continue reading Akhriso: Natiijada Baaritaanka Dhacdadii Xabsiga Dhexe Oo Lasoo Saaray.