U bood dhigaalka

Akhriso: Natiijada Degmada Sheekh iyo Xisbiyada Sidey U Kala Horeeyaan

Sheeko:Amniga

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Natiijada horu-dhaca ah ee degmada Sheekh.

 

Natiijada guddiga ku dhawaaqeen ayeey xisbiyada Somaliland ay tira isku mid ah ka keenen.

Natiijada Degmada Sheekh .

● Ucid 3
● Kulmiye 3
●Waddani 3

Kala soco Goobjoog News Wararka natiinada doorashada .