U bood dhigaalka

Akhriso: Natiijada Horu-dhaca Ah ee Degmada Buuhoodle

Sheeko:Amniga

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada horu-dhaca ah ee Degmada Buuhoodle.

Golaha deegaanka Somaliland ee cusub ee Buuhodle ayey xisbiyada kale heleen :
Waddani 5
Kulmiye 4
Ucid 2