U bood dhigaalka

Akhriso: Natiijada Horu-dhaca Ah ee Saylac, Lughaye iyo Sallaxley

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo doorashooyinka Somaliland ayaa sidoo kale sheegaya in ay soo baxeen natiijooyinka horu-dhaca ah ee Saylac, Lughaya iyo Sallaxley  .

Natiijoyin ayaa soo baxay ayaa kala ah :

Natiijada hordhaca ee Saylac.
Kulmiye 4
Waddani 4
Ucid .3
11 xildhibaan ayaa kasoo baxa degmo doorashadaasi .

dhanka kale Natiijada horu dhaca ah ee ka soo baxday degmada Lughaye ayaa la sheegay in Xisbiga Kulmiye uu hogaaminayo tirada kuraasta .

Natiijada hordhaca ah ee Lughaya Ee Somaliland

Kulmiye 5 Kursi
Waddani 2 kursi
Ucid 2 Kursi

dhinaca kale Degmada Sallaxeey ayaa iyadana la soo saaray natiijada golaha deegaanka oo horu-dhac ah

Sallaxley
Natiijada hordhaca ah ee degmada Sallaxley ee golaha deegaanka
Kulmiye 4
Ucid 3
Waddani 2.

Hoos Ka Akhriso Natiijooyinkii hore : 

Natiijada horu dhaca ee Gar-adag iyo Xuddun