Akhriso: Sababta Maanta Dagaalka Uga Dhacay Deegaanka Tukaraq

Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee Somaliland, waxaa uu maanta dagaal muddo socday dhex maray ciidamada Somaliland iyo Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq.

Sababta dagaalka ayaa lagu sheegay ka dib markii ciidanka Somaliland gaadhi dagaal loogala goostay dhinaca Puntland.
Weli ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalka, laakin waxaa ay ciidamada halkaasi isku hor fadhiyeen wax ka badan 6 bil.
Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW