U bood dhigaalka

Akhriso: Sida uu u Dhaaranayo Xildhibaanka Federaalka ah?

Sheeko:Amniga

Xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu wadaa in maanta lagu dhaariyo teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

Sida ku qoran heshiiskii doorashada dadban iyo habraacyada la socday waxaa ku xusun in hey’adihii jiray ay xilka sii heynayaa ilaa laga dhaariyo baarlamaanka 11-aad.

Xildhibaan kasta oo ka tirsan baarlamaanka kahor inta intuusan/inteysan waa iney maraan dhaartan hoose

Haddaba Halkan Ka Akhriso Dhaarta Xildhibaannada

Waxaan ku dhaaranayaa magaca ilaahey  inaan xilkeyga u guto si daacad ah oo ay ku jirto danta dalka, dadka iyo diinta, dhowrana dastuurka qaranka iyo sharuucda kale ee dalka u yaala”.

Goobjoog News