U bood dhigaalka

Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Guddiga Lagu Muransanyahay ee Doorashooyinka Heer Federaal

Sheeko:Amniga

Guddiga Doorashooyinka lagu muransan yahay ee Heer Federaal oo Doortay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku Xigeen iyaga oo aan haysan guntankii sharciga ahaa.

Haddaba, Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub:

Maxamed Xasan Maxamed oo maanta loogu doortay guddiga lagu muransanyahay ee doorashooyinka heer federaal waxaa uu ku dhashay Laascaanood 1978-dii isaga oo shahaadada heerka koowaad ka heysta warbaahinta.

Xasan waxaa uu lasoo shaqeeyey FOAO, Aw Jamac Culture Centre, Radio Ergo, IRIN radio, Raysmedia, Kisima Human Rights, RTD radion and Television, Djibouti iyo meelo kale.

Waxaa uu qoray buugaag ay ka mid yihiin “Guurdoon rag iyo geyaan dumar”, “Murugo”, The Somali civil war tragedy.

Waxaa uu xubin ka ahaa SSPEN, AGA iyo WFSJ.

Goobjoog News