U bood dhigaalka

Akhriso Tirada Soomaalidi Ku Dhimatay Shilkii Diyaaradeed Ee Ethiopia Airlines

Sheeko:Dalka

Waxaa la helay magacyada qaar ka mid ah dad Soomaaliyeed oo ku dhintay diyaaraddii ay lahayd Ethiopia Airlines ee shalay dhacday.

Magacyada dadka la shaaciyey ayaa waxaa ka mid ah:

1- C/shakuur Maxamed Shahaad

2- Siraaji Xuseen Cabdi

3- Sahro Saciid Xasan

4- Nasrudiin C/qaadir

5- Aamina Ibraahim Odowaa

6- Axmed Nuur Maxamuud

Dadkan ayaa ku safrayey diyaaradda Ethiopia Airlines oo shalay dhacday daqiiqado kadib markii ay ka duushay magaalada Addis Ababa, waxaana ay ku wajahneyd magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Goobjoog News