U bood dhigaalka

Akhriso: Ujeedka Socdaalka Axmed Madoobe Ee Garowe!

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhaw safar ugu ambabaxay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland.

Axmed Madoobe ayaa Garowe kulan kula qaadan doono Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo mas’uuliyiinta Puntland.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Garowe waxa ay Deni kawada hadli doonaan arrimo ku saabsan doorashooyinka dalka ka socda.

 

Goobjoog News