Akhriso: War-murtiyeedka Ka Soo Baxabay Kulankii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland

Waxaa warmuriyeed laga soo saaray shir  labo maalin Gaalkacyo uga socday madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor,.

Kulanka ayaa waxaa intii uusan siweyn looga hadlay iskaashiga labada maamul, oo deris ah ee dhanka amniga iyo dhaqaalaha, labada mas’uul ayaa sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey ey maalmaha xoriyadda dalka.

Halkaan Ka Akhriso War-murtiyeedka

 

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW