U bood dhigaalka

Akhriso: War-saxaafadeedka Shirka Doorashooyinka

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirka Wadatadhiga arrimaha doorashooyinka oo madaxda dowladda federaalka iyo kuwa Dowlad gobaleedyada dalka uga socday Teendho ku taalla Afisyooni.

Shirka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku aaddan waxyaabihi ay isla meel dhigeen madaxda labada dhinac.

War-murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa waxaa qeyb ka ah Habraacyada doorashada Aqalka sare ee Gobalada Waqooyi oo muddooyinkii la soo dhaafay muran uu ka taagnaa.

Hoos Ka akhriso War-murtiyeedka Shirka.