Akhrsio: Madaxweyne Waare oo Magacaabis Sameeyay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay wasiiro cusub ka dib markii qaar ka tirsan golahiisa wasiirada ay sheegeen inay xilkii banneeyeen.

Wasiirada iscasilayw ayaa waxaa ka mid ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Hirshabeelle Geelle Isaaq oo isaga eedeyn u jeediyay madaxweyanha maamulka Hirshabeelle.

Waare ayaa xilka wasiir ku xigeenka amniga Hirshabeelle u magacaabay Xasan Maxamed Cilmi halka uu wasiir dowlaha wasaarada maaliyadda uu u magacaabay Yuusuf Sheekh Xasan Macalin.

Halkan ka akhriso magacaabista

Goobjoog News

Related Articles

11 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW