Al-bashiir oo 30 Kadib Xukunka Laga Tuurey

Madaxweynihii Suudaan Cumar Albashiir ayaa la sheegayaa in xilka laga tuuray kadib 30 sano uu dalkaasi ka talinayey.

Al-bashiir waa 75 jir, waxaa uu dalkaasi afgambi ku qabsaday 1989-kii, isna maanta afgambi ayaa looga qaaday.

Sida ay qorayaan wakaaladaha wararka, waxaa socda wadahadal la xiriira cidda sii heyneyso xilka dalkaasi, waxaa kale oo la xiray dadkii la shaqeyn jiray Al-bashiir.

Wararka soo kordha halkan kala soco.

Goobjoog News

Related Articles

4 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW