Al-shabaab Oo La Wareegtay Qeybo Ka Mida Balcad

Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay weerareen degmada Balcad oo  dhacda Waqooyiga Muqdisho.

Ilo wareeydo ku sugan Balcad ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in Al-shabaab ay la wareegeen saldhigga booliska Balcad ee  gobolka Sh/dhexe, dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in uu hadda socdo dagaal iyo is rasaaseyn culus, ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga khasaaraha jira.

warkan wixii ku soo kordha kala soco Goobjoog.com

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

  1. Hatem Ben Arfa has claimed that he would have turned down Real Madrid such was his desire for a move to Nice after the winger’s contract at Newcastle United was terminated. Hatem Ben Arfa happy with Nice move following Newcastle United axing… and he would have turned down Real Madrid in order to join the French club! 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW