U bood dhigaalka

Al-shabaab Oo Lix Qof Ku Dishay Laamu

Sheeko:Amniga

Sida uu qoray wargeysa Standard, kooxda Al-shabaab ayaa weerar ay maanta oo isniin ah ku qaaday Laamu ku dhishay 6 qof.

Weerarka oo ka dhacay Widho oo ka tirsan Lamu ayaa lagu sheegay in 4 ka tirsan dadka dhintay ay gubteen halka labada kale si naxariis darro ah loola dhaqmay, lana toogtay.
Laamaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa wado baaritaanno ku aaddan kooxdi falkan ka dambeysay oo ka tirsan ururka al-shabaab.
Goobjoog News