U bood dhigaalka

AMISOM Iyo Xoogga Dalka Oo Isku Afgartay Istaraatiijiyad Ay Hawlgallada Amni Kula Wareegayan Xoogga Dalka

Sheeko:Amniga

Taliska Ciidanka Midowga Afirka ee  AMISOM iyo Ciidanka Xooga Dalka ayaa isku afgartay istaraatiijiyad ay howlgallada amni ay kula wareegayaan xoogga dalka xilliyada soo socda.

Warkaan ayaa yimid ka dib labo maalmood oo shir uga socday Moqdisho hogaannada ciidamada AMISOM iyo xoogga dalka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay matalayaal ka kala socday taliyeyaasha Xoogga, AMISOM, madax ka socotay howlgalka taageerada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, hawlgalka kooxda caawinta ee UK iyo qaar kale oo ka tirsan saaxibada Soomaaliya.

Goobjoog News