U bood dhigaalka

AMISOM oo Taliye Cusub u Soo Magacowday Soomaaliya

Sheeko:Amniga

Taliska midowga afrika AMISOM ayaa ayaa taliye cusub u soo magacaabay ciidamada nabad ilaalinta ee ku sugan Soomaaliya, kaas oo muddooyinka soo sovda hoggaamin doono.

Taliyaha cusub ee la soo macaabay ayaa lagu magacaabaa Lieutenant General Diomede Ndegeya, kaas oo u dhashay wadanka  Burundi.

Goobjoog News