Amniga Muqdisho Oo Laga Shiray

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka magaalada Muqdisho oo Todobaadle ah, waxaana ka qeybgala madaxda sare ee maamulka gobolka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.

Shirkan oo saacado socday ayaa diiradda lagu saaray xoojinta ammaanka caasimadda, ka shaqeynta bilic soo celinta, tirakoobka guryaha iyo sidoo kale sare u qaadista daqliga kala duwan ee dowladda Hoose.

Cumar Filish ayaa u sheegay guddoomiyeyaasha degmooyinka Muqdisho in looga baahan yahay sare u qaadista howlaha ay bulshada u hayaan, sidoo kalena laga doonayo in si hufan ugu adeegaan shacabka ay madaxda u yihiin.

Goobjoog News

Related Articles

21 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW