U bood dhigaalka

Apple Oo Web Carabi Bilowday

Shirkadda Apple ayaa bilowday in ay weerarto suuqa Carabiga kadib markii ay bilowday Web ku hadlaya afka Carabiga.

Apple.com ayaa daabacday in lagu soo daray Afka Cariga, qeybta Imaaraadka oo awal ku soo baxay afka Ingiriiska oo kaliya ayey shirkadda Apple ka hirgelisay mashruucaan

Apple qeybteeda Sacuudiga, Khaliijdka, Masar, Urdun waxaa weli waxaa ay ku baxaan luqadda Ingiriiska.

Dhinaca kale, Maroco, Tunis, Luqadda Faransiiska ayey ka baxaan, waxaa dhacdo in inta badan deegaanadaas.

Shirkadda Apple ayaa October sanadki tagay waxaa ay Dukaamo ka furatay Dubai iyo Abuu Dubai.

Goobjoog News