Aqalka Sare Oo Ka Doodaya DP World

Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ka doodaya heshiisyada shirkadda DP World.
Ajendaha ayaa waxaa kale oo ku jira dhageysiga Warbixinta Guddoonka Aqalka sare, Ka doodista weerarkii guriga Senator Cabdi Qaybdiid.
Arrintan waxaa ay imaaneysaa ka dib markii shalay Golaha Shacabku xeer ka soo saaray heshiiska Berbera, Golaha Shacabku waxaa uu shirkadda DP World ka mamnuucay dalka, waxaa kale oo uu baabb’iyay heshiiska Berbera.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalku wuxuu matalaa Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka, wuxuuna leeyahay masuuliyad sharci-dejin.
Goobjoog News
Ryomdm tulhsf Buy cialis cialis pill
Acnhmf bsoljq Real cialis without prescription generic cialis for sale
Ehfagz quobfz Buy cheap viagra buy cialis
Qsgqbu qxhvir canada online pharmacy Rnavr