U bood dhigaalka

Aqalka Sare Oo Ku Guuleysan Rabo Dhexdhexaadinta Golaha Shacabka

Sheeko:Dalka

Hoggaanka aqalka sare waxaa ay min saddex jeer ay la kulmeen guddoomiye ku xigeenka 1-aad  Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey  oo dhinac ah iyo Mahad Cawad oo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ah iyaga oo kala hadlaya sidii xal looga gaari lahaa khilaafka.

Wariyaheenna ku sugan xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegaya in la isku  afgartay qodobadaan

  1. Mudeynta maalinta codbixinta Mooshinka Jawaari.

2.   In ciidamada Soomaalida laga dulqaado xarunta golaha shacabka oo lagu wareejiyo AMISOM.

Warkan wixii ku soo kordha kala soco Goobjoog.com.

Goobjoog News