U bood dhigaalka

Aqalka Sare oo Laalay Xeerka Farmaajo uu Ku Meelmariyey Golaha Adeegga Garsoorka

Sheeko:Amniga

Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa laalay golaha adeegga garsoorka isaga oo sheegay iney sharci darro aheyd in loo soo gudbiyo golaha  xubno aan lagu soo magacaabin hannaan sharci ah, sidaa darteedna xeerka madaxweyne ee tirsigiisu yahay Ln 357 ee soo baxay December 30, 2020 uu si cad u jabinayo qodobbada dastuuriga ah ee khuseeya magacaabista iyo meelmarinta xubnaha adeegga garsoorka iyo habraaca uu jeediyey sharciga adeegga garsoorka Lr 28 ee soo baxay 8/7/2014, sidaa darteed, xeerkaasi madaxweyne ma laha wax raad sharci ah oo ay xubnaha ku magacaaban si sharci ah uga hawlgeli karaan.

Halkan Ka Akhriso: Qoraalka