U bood dhigaalka

Aqriso-Safka Xulka Qaranka Oo Lasoo Saaray

Sheeko:Cayaaraha

Tababaraha xulka qaranka dalkeena Soomaaliya Bashir Hayford ayaa soo saaray liiska xidigaha la ciyaaridoono xulka Jabuuti ciyaarta saaxiibtinimo ee ka dhacaysa garoonka Jabuuti caawa hal saac.


Gool Haye-Mustafa Maxamed Yuusuf (Heegan)


Daafacyada-Nuur Ibraahim Cai (Elman),Cabdiwali cabdiraxmaan Maxamed (Dekedda),Ayman Maxamed Xuseen (Midnimo),Siid Cali Maxamed (Baana)-(Dekedda)

Qadka Dhexe-Ibraahim Cabdi Maxamed (Horseed),Cumar Xaaji Baanow (Heegan),Feysal Axmed Xasan (Muqdisho City Club)

Weerarka-Farxaan Maxamed Axmed (Horseed),Cabdicasiis Maxamed Catoosh (Dekedda),Mahad Maxamed Cabdi (Shiine) (Jeenyo).

                                         Korsiga Keydka
Ciise Cabdiqaadir Ibraahim (Muqdisho City),Cali Cadde Xasan (Horseed),Daa’uud Cabdullahi Tubaal (Dekedda),Noor Cali Xasan (Horseed),Xasan Maxamed Ibraahim (Dekedda),Mahad Xuseen Basey (Heegan),Feysal Xasan (Dekedda),Maxamuud Cabdi Nuur (Horseed),Cabdimajiid Cusmaan (Dekedda)

Halka Ka Daawo Warbixin ku saabsan ciyaarta saaxiibtinimo ee Somalia VS Jabuuti

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/1652271931584192/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle