Armenia: Saldhig Booliis Ah Oo La Qabsaday

Hal qof ayaa ku dhintay qaar kale waa ku dhaawacmeen kadib markii koox mucaarad ah ay qabsadeen saldhig booliis oo ku yaalla caasimadda Armenia ee Yerevan.

Kooxdan ayaa saldhigga ku qabsatay koox dad ah, iyagoo codsaday in la sii daayo maxaabiis.

Kooxdan ayaa sidoo kale dadka ka codsaday in ay isugu soo baxaan si ay u taageeraan.

Goobjoog News

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW