Asmara: Farmaajo, Abiy Axmed Iyo Isaias Afwerki Oo Maanta Kulmaya

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ay maanta ay magaalada Asmara ku kulmayaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Iyo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki .
Yamane G. Meskel, oo ah wasiirka warfaafinta Eritrea ayaa qoray in galabta uu madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu tagi-doonto Asmara si uu uga qeyb-galo shirka sadex geesoodka ah oo dhex maraya isaga Abiy Axmed Iyo Isaias Afwerki .
Lama oga ujeedka ay u kulmayaan sadexda nin, laakin wararkan oo faah-faahsan kala soco, Goobjoog News
Goobjoog News